Terveellinen Ramadan -valistustapahtuma somaliyhteisölle
Tarkastelet mennyttä tapahtumaa.
- la 14.2.2026 klo 17–18
- Helsinki Islam Keskus (Masjid Al-Huda)
- Veturitori 2, 00520 Helsinki
Terveellinen Ramadan 🌙
SSLY ry kutsuu somaliyhteisön mukaan kaikille avoimeen terveysvalistustapahtumaan lauantaina 14.2. klo 17.00 alkaen. Tilaisuudessa käsitellään Ramadania terveyden ja hyvinvoinnin näkökulmasta. Aiheina ovat Ramadanin aikaisen paaston terveyshyödyt sekä paaston vaikutukset kroonisiin sairauksiin ja lääkitykseen.
Osallistuminen:
• Paikan päällä: Pasilan moskeija (Veturitori 2, 00520 Helsinki)
• Etänä: linkki jaetaan myöhemmin
Lämpimästi tervetuloa!
•••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••
Ramadaan caafimaad leh 🌙
SSLY ry waxay si diirran u casuumaysaa bulshada Soomaaliyeed ka qaybgalka kulan wacyigelin caafimaad oo u furan dhammaan, kaas oo la qabanayo Sabtida 14.2. laga bilaabo saacadda 17.00. Kulankan waxa diiradda lagu saarayaa Ramadaanka marka laga eego dhinaca caafimaadka. Waxaa laga hadli doonaa faa’iidooyinka caafimaad ee soonka Ramadaanka, iyo sidoo kale saameynta uu ku leeyahay cudurrada joogtada ah iyo isticmaalka daawooyinka.
Ka qaybgalka:
• Goobta: Masjidka Pasila (Veturitori 2, 00520 Helsinki)
• Online: Linkiga waxaa la wadaagi doonaa goor dambe
Ku soo dhawoow!
